programming languages 2022

10-ka Programming Languages Ugu Fiican 2022

Beri hore, caalamka barnaamij-samaynta kombuyuutarku wuxuu ahaa meel qarsoodi ah oo gaar ah.
Kaliya dad tiro yar ayaa loo tixgaliyay barnaamij-sameeyayaal kombuyuutar oo leh xirfado code oo heersare ah. Maanta, shaqooyin badan oo IT ah waxay u baahan yihiin in si aad u sareysa loo yaqaano luuqadaha barnaamijyada ugu sarreeya (top programming languages), haa, waxaan ula jeednaa in ad taqaano wax ka badan hal luqad.

Haddii aad qorsheeneyso in aad hormariso xirfadaada shaqo ama aad badelato xirfadaada shaqo gabi ahaanba, waxay kaaga baahan tahay inaad barato programming language, waxa laga yaabaa inaad la yaabto mida aad baranayso. waxay qaadan doontaa wakhti iyo lacag si aad u barato luqadda, markaa waxaad rabtaa inaad sameyso doorasho sax ah!?!.

Markaad go’aan ka gaadhayso, waa inaad maskaxda ku haysaa dhawr tixgalin, sida ilaa heerka aad diyaar u tahay inaad barato, in ad aqoon u leedahay luqad kale ama hore u aragtay programming language, ama sababaha aad u baraneyso luuqadaha ugu sareeya.

Haddi aad rabto in aad samayso mobile application, ama aad hesho shahaado programming language, ama aad barato xirfado cusub, waxa aad u baahantahay in aad barato programming language-ka kugu haboon. Hoos waxaad ku baran doontaa wax ku saabsan luqadaha barnaamijka ugu fiican ee baahida ay u qabaan loo-shaqeeyayaasha (Shirkadaha) ee 2022. Maqaalkaan waxaan kugu sheegi doonaa faahfaahinta ku saabsan 10-ka luqad ee ugu fiican 2022, adeeg/fudeed, iyo sida loo isticmaalo.

Waa maxay Programming Language?

Luuqada barnaamijku waa hab ay programmers (developrs) kula xidhiidhaan kombayutarada.
Luuqadaha barnaamijaynta waxay ka kooban yihiin xeerar u oggolaanaya qiyamka xargaha in loo beddelo habab kala duwan oo loo soo saaro koodka mashiinka.

Guud ahaan, barnaamijku (program) waa tilmaamo ku qoran luuqad gaar ah (C, C++, Java, Python) si loo gaaro hawl gaar ah.
Macluumaad Dheer: Waa maxay Programming Language?

10-kamid ah Luuqadaha Barnaamij-samaynta ugu Wanaagsan iyo kuwa ugu caansan ee la barto 2022?

1.Javascript/TypeScript

JavaScript

JavaScript waa luuqad barnaamijeed heersare ah oo ka mid ah tignoolajiyada udub-dhexaadka u ah Shabakadda Caalamiga ah(World Wide Web).
Waxa loo istcimaalaa server-sid boqolkiiba 97.8% dhammaan mareegaha internetka(website JavaScript ay ka maqantahay aad ayee u yartahay oo waxaa la dhihi karaaba maba jiro!).
JavaScript asal ahaan waxaa loo isticmaali jiray oo kaliya in lagu horumariyo daalacashada webka(web browsers/client-side), laakiin hadda waxaa loo isticmaalaa dhinaca server-side ka iyo apps ka.

Javascript waxaa la sameeyay 1995 waxaana markii hore loo yaqaanay LiveScript. Si kastaba ha ahaatee, Java ayaa ahayd luuqad aad loo jecel yahay wakhtigaas, sidaas darteed waxaa loo xayeysiin jiray “walaal ka yar” Java. Sida ay u kobcaysay muddo ka dib, JavaScript waxay noqotay luqad si buuxda u madaxbannaan. Waayadan dambe, JavaScript inta badan waxa lagu khaldaa Java, in kasta oo ay jiraan waxyaalo ay iskaga mid yihiin, haddana labada luuqadood way kala duwan yihiin.

Javascript waa luqadda barnaamijyada ugu caansan adduunka, baahi weyn ayaana loo qabaa.

Celcelis ahaan horumariyaha JavaScript waxa uu qaataa ku dhawaad $112,152 sanadkii.

Level:Intermediate to Advanced
Skills Needed:HTML and CSS to define the content and layout of web pages
Platform:Cross-platform (desktop, mobile, web)
Popularity Among Programmers:The most popular programming language in the world
Benefits::: Easy to learn and implement
:: Used everywhere on the web
:: Can run immediately within the client-side browser
:: Reduces the demand on the website server
Downsides:Can sometimes be interpreted differently by different browsers which makes it difficult to write cross-browser code.
Degree of Use:Widely used; highly applicable
Annual Salary Projection:$112,152

TypeScript

TypeScript waa ku cusub liisaska luuqadaha barnaamijyada ugu sarreeya, laakiin way sii socotaa.
Waxaa la sameeyay 2012-kii, Waxaana sameydey Microsoft waana nooc JavaScript ah oo ku habboon projectska koodka waaweyn. TypeScript waxaa loo isticmaalaa in lagu abuuro mashruucyo ku salaysan JavaScript iyadoo lagu qorayo labada dhinac ee macmiilka (client-side) iyo horumarinta dhinaca server-ka, taasoo faa’iido u leh xalinta khaladaadka iyo ka hortagga ciladaha nidaamka(system).
TypeScript sanadkii hore waxaa loo magacaabay “technology-da ugu badan ee la qaatay(most adopted tech)” ee 2021 waxaana codeyntaa qabatay State of JavaScript Survey.

Celcelis ahaan horumariyaha TypeScript waxa uu qaataa ku dhawaad $75,200 sanadkii.

Level:Intermediate to Advanced
Skills Needed:Basic knowledge of JavaScript required
Platform:Web
Popularity Among Programmers:Rapidly gaining popularity among programmers, especially for large-scale programs.
Benefits::: Great for large-scale projects
:: It has the fastest growing GitHub community
:: Makes JavaScript development more efficient
Downsides:You need to know JavaScript first.
Degree of Use:Gaining heavy traction among web developers
Annual Salary Projection:$75,200

2.Python

Python waa mid ka mid ah luuqadaha programming ka ee ugu caansan maanta waa ayna u fududahay kuwa bilowga ah inay bartaan sababtoo ah waa luqad aad u fudud. Waana bilaash, sidoo kale waa luuqad barnaamij-furan (open-source) oo leh qaybo badan. waa luqad lagu dhisi karo web ka, kuna fiican qaab-dhismeedka xogta(data structure), iyo apps ka desktop ee ku-saleysan GUI.

Waa luuqad barnaamijeed caan ah oo loogu talagalay barashada mashiinka iyo apps ka deep learning. Python waxaa loo isticmaalaa in lagu sameeyo sawirada 2D iyo 3D animation sida Blender, Inkscape, iyo Autodesk. Waxa kale oo loo isticmaalay in lagu abuuro video games caan ah, oo ay ku jiraan Civilization IV, Vegas Trike, and Toontown. Python waxaa loo isticmaalaa scientific iyo computational applications sida FreeCAD iyo Abacus iyo mareegaha caanka ah sida YouTube, Quora, Pinterest, iyo Instagram.

Celcelis ahaan horumariyaha Python waxa uu qaataa ku dhawaad $109,092 sanadkii.

Level:Beginner – Python enables a beginner to become productive quickly
Skills Needed:Problem-solving, abstract thinking
Platform:Web, Desktop
Popularity Among Programmers:Becoming continuously more popular
Benefits::: Flexible
:: Naturally readable
:: Highly regarded official tutorials and documentation
:: Scripted as opposed to compiled
Downsides:Doesn’t start with programming basics (known to abstract too many important basic concepts)
PopularityBecoming continuously more popular both in technical education and business uses
Degree of Use:Coding skills widely used; popular in both technical education and business use
Annual Salary Projection:$109,092

3.Go

Go waxa sameysay Google sanadii 2007 waxaa ayna ugu talagashay si guud APIs ka iyo web apps ka. Go waxa ay dhawaan noqotay mid ka mid ah luuqadaha barnaamijyada sida aadka u kobcaya sababtuna tahay fududaanteyda, iyo sidoo kale awooda ay u leedahay in ay wax ka qabato nidaamyada(systems) badan ee isku xidhan iyo codebases-ka wayn.

Go, oo sidoo kale loo yaqaan Golang, ayaa loo abuuray si lagu daboolo baahiyaha barnaamijyada ka shaqeeya mashaariicda waaweyn. Waxay caannimo ka dhex heshay shirkado badan oo IT ah oo ay uga mahadcelinayso qaab-dhismeedkeeda fudud oo casriga ah iyo garashada syntax ka.
Shirkadaha u isticmaala Go sida luuqadooda barnaamijeed waxa ka mid ah Google, Uber, Twitch, Dropbox, iyo kuwo kale oo badan. Go ayaa sidoo kale magac ku dhex leh saynis yahanada xogta (data scientists) sababtoo ah firfircoonideeda iyo waxqabadkeeda.

Celcelis ahaan horumariyaha Go waxa uu qaataa ku dhawaad $141,654 sanadkii.

Level:Beginner to intermediate
Skills Needed:Easy to learn if you already know at least one other programming language; otherwise, you just need patience and a willingness to learn.
Platform:Cross-platform, mainly desktop
Popularity Among Programmers:Not as popular as Java or Python, but it has been increasing in popularity
Benefits::: Widely considered a “minimalist” language
:: Easy to learn
:: Transparent code
:: Compatible
:: Fast
Downsides:No generics (which means you may end up writing more code than you would in other languages); very little library support; Go developer community is not very robust or supportive
Degree of Use:Widely used, particular for Google applications (created at Google)
Annual Salary Projection:$141,654

4.Java

Java waa mid ka mid ah luqadaha barnaamijyada ugu caansan ee maanta la isticmaalo.
Waxaa iska leh shirkadda Oracle, luqaddan oo ah bject-oriented structure ayaa noqotay halbeeg loogu talagalay appska la isticmaali karo iyada oo aan loo eegin platformka (tusaale, Mac, Windows, Android, iOS, iwm.) sababta oo ah hal mar oo aad qortaa ayaad meel walba ku run gareyn (WORA).

Natiijadu waxay tahay, Java waxaa loo aqoonsan yahay loo isticmaali karo dhammaan aaladaha(devices), laga bilaabo xarumaha xogaha(data centers) ilaa taleefannada casriga ah. Maanta waxaa jira in ka badan 3 bilyan oo qalab ah oo ku shaqeeya apss ka Java.

Java waxaa si weyn loogu isticmaalaa horumarinta webka iyo applications ka iyo sidoo kale xogaha weyn(big data). Java sidoo kale waxaa loo adeegsadaa gadaasha(backend) dhowr shabakadood oo caan ah, oo ay ku jiraan Google, Amazon, Twitter, iyo YouTube. Waxa kale oo si weyn lagu isticmaalaa boqollaal apps ah. Qaab dhismeedka(frameworks) cusub ee Java sida spring, Struts, iyo Hibernate ayaa sidoo kale aad u jecel Malaayiin ka mid ah developers ka Java ee adduunka oo dhan, waxaa jira boqolaal siyaabood oo lagu barto Java. Sidoo kale, barnaamijyada Java waxay leeyihiin bulshoonline ah oo ballaaran waxayna isku taageeraan sidii ay u xallin lahaayeen dhibaatooyinka.

Java waa luqad aad u adag oo la barto, laakiin horumariyeyaal (developers) khibrad leh oo leh xirfadaha coding ee Java ayaa baahi weyn loo qabaa.

Celcelis ahaan horumariyaha Java waxa uu qaataa ku dhawaad ​​$109,225 sanadkii.

Level:Intermediate
Skills Needed:Problem-solving, knowledge of the object-oriented structure
Platform:Web, Mobile, Desktop
Popularity Among Programmers:One of the world’s most popular; high demand
Benefits::: Regarded as a good start for learning to think like a programmer and gain coding skills
:: You’ll be able to access the most important computer functions, like the file system, graphics, and sound for any fairly sophisticated and modern program that can run on any operating system.
Downsides:Lots of new vocabulary to learn; a higher-level language
Degree of Use:Widely used; highly applicable
Annual Salary Projection:$109,225

5.Kotlin

Kotlin waa luuqad guud oo ujeedo leh oo asal ahaan loo sameeyay loona daah-furay sida Project Kotlin ee ay samaysay JetBrains sanadkii 2011. Nuqulkii ugu horreeyay waxa si rasmi ah loo sii daayay 2016. Waxa uu la shaqayn karaa Java waxana uu taageeraa functional programming languages.

Kotlin waxaa si weyn loogu isticmaalaa appska Android, web appska, desktop apps, iyo sameynta appska dhinaca server-ka. Kotlin waxaa loo dhisay inuu ka wanaagsanaado Java, dadka isticmaala luqaddanna way ku qanacsan yihiin. Inta badan appska Google waxay ku saleysan yihiin Kotlin. Shirkadaha qaarkood ee Kotlin u isticmaala luuqadooda barnaamij waxa ka mid ah Coursera, Pinterest, PostMates iyo kuwo kale oo badan.

Celcelis ahaan horumariyaha Kotlin waxa uu qaataa ku dhawaad $136,000 sanadkii.

Level:Intermediate to Advanced
Skills Needed:Prior experience with programming languages, particularly Java
Platform:Web, Mobile, Desktop, Server
Popularity Among Programmers:Increasingly popular; used for android applications
Benefits::: Less code-heavy than Java and other languages;
:: Relatively easy to adopt
:: Fully compatible with Java
Downsides:Fluctuating compilation speed; no static keyword in Kotlin
Degree of Use:Widely used; highly applicable
Annual Salary Projection:$136,000

6.PHP

PHP waa luuqad furan oo barnaamijeed lana sameeyay 1990-kii. Qaar badan oo ka mid ah horumariyayaal mareegaha (web developers) ayaa u arka inay lagama maarmaan tahay inay bartaan PHP, maadaama luqaddan loo isticmaalo in lagu dhiso in ka badan 80% mareegaha internetka, oo ay ku jiraan bogagga caanka ah sida Facebook iyo Yahoo.

Barnaamij-bixiyeyaashu (programmers) waxay inta badan isticmaalaan PHP si ay u qoraan scripts ka dhinaca server-ka ah. Laakiin horumariyayaashu waxay sidoo kale isticmaali karaan luqaddan si ay u qoraan command-line ka, iyo programmers ka leh xirfadaha coding ka PHP ee heerka sare ah ayaa sidoo kale u isticmaali karaan si ay u sameeyaan desktop applications.

PHP waxa loo tixgaliyaa in ay tahay luuqad aad u fudud oo ay baran karaan kuwa bilowga ah. Xirfadlayaasha PHP waxay fursad u heli karaan dhowr bulsho oo online ah, taas oo u sahlaysa in ay helaan caawinaad iyo jawaabaha su’aalahooda.

Celcelis ahaan horumariyaha PHP waxa uu qaataa ku dhawaad $107,409 ​sanadkii.

Level:Beginner to Intermediate
Skills Needed:Simple if you have a background in programming languages, but relatively easy to learn for newcomers
Platform:Cross-platform (desktop, mobile, web)
Popularity Among Programmers:Used by nearly 80% of aal active websites, so it’s very popular with web developers
Benefits::: Open-source
:: Easy to develop and may be integrated with many different tools
:: Cost effective
:: Flexible with database connectivity
Downsides:Not very secure; not well-suited for large applications; poor error-handlings; can’t support a large number of apps
Degree of Use:While it’s used by the vast majority of websites, its use is declining
Annual Salary Projection:$107,409

7.C and C++

C waxa ay u badan tahay in ay tahay luuqada barnaamijyada ugu da’da weyn uguna caansan waana asalka luuqadaha barnaamijyada kale sida C#, Java, iyo JavaScript. C++ waa nooca la xoojiyey ee C. Horumariyayaal badan ayaa maanta ka booda barashada C kaligeed, halka qaar kalena ay qabaan in barashada C marka hore ay aasaas qiimo leh u tahay development ga C++. Labada luqadoodba waxaa si weyn loogu isticmaalaa sayniska kombiyuutarka iyo barnaamijyada.

Horumarinta C iyo C++ waxay u isticmaali karaan compilers ka goobo badan oo kala duwan, taasoo ka dhigaysa apps-ka lagu sameeyay luqadahaan kuwo la qaadi karo (transportable). Labada C iyo C++ waxa loo tixgaliyaa luqado wax qabad sare leh. Sidan oo kale, waxaa si weyn loogu isticmaalaa horumarinta apps ka halkaasoo waxqabadku yahay arrin muhiim ah, sida apps-ka client/serverka, alaabada ganacsiga sida Firefox iyo Adobe, iyo ciyaaraha fiidiyowga (video games).

Celcelis ahaan horumariyaha C iyo C++ waxa uu qaataa ku dhawaad $118,366 ​sanadkii.

Level:C – Intermediate to Advanced
C++ – Beginner to Intermediate
Skills Needed:Problem-solving, basic computer knowledge. As C and C++ are geared toward low-level management of computer resources, knowledge of computer functions such as memory management is beneficial.
Platform:Mobile, Desktop, Embedded
Popularity Among Programmers:C – There has been a higher migration from C to C++
C++ – One of the world’s most popular languages
Benefits:C – Used to learn the fundamentals of programming at the lowest (hardware) level
C++ – allows for a much higher “control” than other languages
Downsides:C – Coding in C is stricter, not very beginner-friendly language, the steeper learning curve
C++ – A bit more challenging to pick up and become productive with than C (and even more so than Java)
Degree of Use:C – One of the most widely used
C++ – Widely used
Annual Salary Projection:$118,366

8.C#
C# Waxaa horumarisay Microsoft, C# wuxuu caan noqday sannadihii 2000-aadkii si uu u taageero fikradaha object-oriented programming. Waa mid ka mid ah luqadaha barnaamijyada sida aadka ah loo isticmaalo ee qaab dhismeedka NET. Anders Hejlsberg, oo ah abuuraha C#, ayaa sheegay in luqaddu ay aad ugu egtahay C++ marka loo eego Java.

C# waxay ku habboon tahay appska ku jira Windows, Android, iyo iOS, maadaama ay qaadato caawinta badeecada horumarinta isku dhafan ee Microsoft Visual C++. C# waxaa loo isticmaalaa dhanka dambe ee dhowr shabakadood oo caan ah sida Bing, Dell, Visual Studio, iyo MarketWatch.

Celcelis ahaan horumariyaha C# waxa uu qaataa ku dhawaad $111,760 ​sanadkii.

Level:Intermediate
Skills Needed:A basic understanding of how to write code
Platform:Cross-platform, including mobile and enterprise software applications
Popularity Among Programmers:Relatively popular, but not as popular as Java (its closest rival)
Benefits::: Fast
:: Simple to use
:: Object-oriented
:: Scalable and updateable
:: Interoperable with other codes
:: Open source
:: Extensive library
Downsides:Less flexible, as it depends on Microsoft’s .Net framework; poor x-platform GUI
Degree of Use:Used roughly one-third of all software developers, particularly relevant for Microsoft developers
Annual Salary Projection:$111,760

9.Swift

Dhawr sano ka hor, Swift waxa ay ka mid noqatay 10ka sare ee TIOBE ee qiimaynta billaha ah ee luuqadaha barnaamijyada caanka ah. Apple waxay horumarisay Swift 2014 si loogu sameeyo apps ka Linux iyo Mac.

waa luqad barnaamij il furan ah (open source) oo ay fududahay in la barto, Swift waxay taageertaa ku dhawaad wax kasta oo ka yimid luqadda barnaamijka Objective-C. Swift waxay u baahan tahay xirfado coding yar marka loo eego luuqadaha kale ee barnaamijka, waxaana lagu isticmaali karaa IBM Swift Sandbox iyo IBM Bluemix. Swift waxaa loo adeegsadaa barnaamijyada caanka ah ee iOS sida WordPress, Mozilla Firefox, SoundCloud, iyo xitaa ciyaarta Flappy Bird.

Celcelis ahaan horumariyaha Swift waxa uu qaataa ku dhawaad $109,652 sanadkii.

Level:Beginner to intermediate
Skills Needed:Willingness to spend time reading tutorials (which are widely available); no prior experience with programming languages required
Platform:Mobile (Apple iOS apps, specifically)
Popularity Among Programmers:Gaining in popularity, especially among Apple iOS application developers
Benefits::: Relatively easy to learn
:: Clean syntax
:: Less code
:: Faster than comparable programming languages
:: Open source
Downsides:Still a young language; poor interoperability with third party tools; lacks support for earlier versions of iOS
Degree of Use:Used extensively for creating iOS apps used on the iPhone, iPad, and Apple Watch
Annual Salary Projection:$109,652

10.Ruby

Haddii aad rabto inaad ku bilowdo luqad loo yaqaan inay fududdahay in la barto, tixgeli Ruby.
Waxaa la sameeyay 1990-meeyadii, waxaa loo qorsheeyay in ay yeelato hab-saaxiibtinimo badan oo biniaadminimo iyada oo wali ka dabacsanaanaysa dhinaca qaab-dhismeedka object-oriented ee taageera qoraalada habraaca iyo hawlqabadka (procedural and functional programming notation). web-application framework ee laga hirgaliyay Ruby waa Ruby on Rails (“RoR”).
Horumariyaasha Ruby waxay ku tilmaamaan inay tahay luqad sahlan oo wax lagu qoro iyo sidoo kale wakhti yar ee ay kaaga baahantahay barashadeeda. Sifooyinkan ayaa horseeday bulsho badan oo horumariya Ruby iyo xiisaha sii kordhaya ee luqadda kuwa bilowga ah.

Celcelis ahaan horumariyaha Ruby waxa uu qaataa ku dhawaad $121,000 sanadkii.

Level:Beginner – Ruby and Ruby on Rails have evolved to become extremely popular for web developers.
Skills Needed:Skills Needed:
Problem-solving, abstract thinking (ability to visualize what application users want to see)
Platform:Web
Popularity Among Programmers:On the rise
Benefits::: Flexible
:: The syntax is considered easy to read and to write (no specialized “vocabulary” to get started)
:: Enforces good programming style
Downsides:Slow Performance, Lack of Flexibility, Improper Documentation
Degree of Use:Least broadly used
Annual Salary Projection:$121,000

Sidee loo Bilaabaa?

In kasta oo ay jiraan boqollaal luqadood oo wax lagu porgramiyo, haddana tiro aad u yar ayaa ku soo biira liiska gaaban ee luuqadaha ay tahay in aad taqaanid. Kuwa kor lagu sharaxay waxay hogaamiyaan luqaddaha, ra’yigeena ahaan, inay yihiin barnaamijyada ugu fiican. Haddii aad rabto in aad bilawdo shaqo barnaamij-yaqaan ahaan (programmer) ama aad rabto in ad kor ugu qaaddo jaranjarada shaqadaada hadda, barashada luuqadahaan mid ka mid ah waa meel aad u fiican oo aad ka bilaabi karto kala-guurkaaga.

Programming language kee ayaan doortaa?

Hagaag, programming languages ku waa sida badda oo kale oo aad ayee ku badan yihiin. si aad u dooratana marka hore waa in ad go’aan sataa career kaaga, tusaale, ma waxaa rabtaa in ad noqoto developer, software developer ama xitaa app ama game dev.
kadib ayaad dooran tusaale kale, Ismail waxa uu rabaa in uu noqdo game engineer marka si fudud waxa uu dooran luqaddaha ku fiican sida C++, C# IWM.

Gunaanad

maqaal kaan waxan oga hadlayay 10ka programming languages ugu fiican 2022 (Fikrad ahaanteyda),
si aad u doorato luqadda kugu haboon. inta badan ardada ama dadaka ku cusub wey ku wareeraan, waayo marba luqad ayuu maqal iyo qofba luqad ayuu u xayeysiin. Waxan kugula talinaa si aad u dabaqmin in ad marka hore doorato career (game, web ama app dev), kadibna aad doorato luqad ku haboon.

Waxaan idin rajeyneynaa guul xagga tignoolajiyada.

6 Responses

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *